OGEYSIIS

Dhamaan ardada dugsiga H/Dhexe & Sare Al-Shacab waxaa la ogeysiinayaa in dugsiga dib loo furi doono maalinta arbacada taariikhdu ku beegan tahay 16/11/2016 haddii Alle idmo.

Mahadsanidiin,
Xafiiska arimaha ardada.